Juristbyrån DiviniusWaxaan wada joognaa arintan.

Anaga hadefkeena waa inaa ahaano shirkad qareen oo ilbaxsan iyo fudud oo laga helo adeegyada sharciyada oo tayada leh oo lagu heli qiimo wanaagsan iyo wada xiriirid fudud.

SHARCI KU SAABSAN USWaxaan ku jirnaa arrintan.
Waxaan kooxda adiga iyo adiga.

Anaga waxaa nahay shirkada qareen oo ilbaxsan iyo sahlan oo markasto qofka shaqsiga aan u adeegoono baahidiisa gacanta koowaad ka shaqeyn. Anaga waxaa naga heli adeega oo arrimaha sharciga oo qiimo wanaagsan iyo na heli si fudud. Hadefka noogu weyn waa inaa fududeyno arrimaha sharciga iyo bulsho weeynta si fudud lagu fahansiiyo sharciyada.

Ku soo dhawoow bogga internetkeena oo firfirso sidaa aragti uga qaadatid dadka anaga nahay iyo waxyaabaha aan kaa caawin karno. Waxbo ha ka shakin oo nala soo xiriir haddii aad dooneysid inaa su’aalo na weeydiisid ama dooneysid inaa wakhti ballansatid sidaa noola tashatid!
http://divinius.se/wp-content/uploads/2017/11/Jurist.jpg

Ma waxaad raadineysaa la ixtiraamo oo loo qoondeeyey qareen?

Juristbyrån DiviniusWararkii ugu dambeeyay

Juristbyrån Divinius

Hesslegatan 3 C
291 31 Kristianstad
E-mail: info@divinius.se
Talefoon: 044-10 09 90
Fakiska: 044-10 09 33